Press "Enter" to skip to content

Wasiir Cawad oo ka qeybgalay shirka golaha fulinta Ururka midowga Africa

Talaado, Maarso, 20, 2018 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda uga qeyb galay Kulanka gaarka ah ee 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika “African Continental Free Trade Area” si loo unko hal suuq oo Afrika ay leedahay.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta20-155101.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: