Press "Enter" to skip to content

Wasiir Cawad : Dalal ay Itoobiya ka mid tahay ayaa doonaya in ay na dhaxdhaxaadiyaan Anaga iyo Imaaraadka

Sabti, April, 21, 2018 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibeda xukuumadda Soomaaliya Axmed Cawad Ciise oo ka hadlayay dadaallada socda ee la doonayo in lagu dhameeyo khilaafka kala dhaxeeya Imaaraadka, aya sheegay in dalal dhowr ah oo daris iyo saaxiib intaba leh doonayaan in ay dhameeyaan khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta21-155470.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: