Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Beyle Ducaale, ayaa sheegay in 3-dii bilood ee la soo dhaafay ay so xareeyeen 42 milyan oo doollar taas oo qayb ka ah heshiis ay la galeen hay'adda lacagta adduunka ee IMF.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4330175.html
Be First to Comment