Press "Enter" to skip to content

Wasiir Beyle : Bankiga Aduunka iyo IMF waxaa ay ku qanceen qaabka maamulka maaliyadda

Jimco, April, 20, 2018 (HOL) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qayb galay shirka looga hadlayay taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaaliya ee ku soo dhamaaday Washington DC ayaa rajo ka muujiyay shirka iyo natiijooyinka ka soo baxaya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta20-155464.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: