Press "Enter" to skip to content

Wasaaradda waxbarashada oo shaacisay waqtiga la qabanayo Imtixaanka Dugsiyada sare

Jimco, April, 13, 2018 (HOL)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay qabaneyso Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare ee sanad Dugsiyeedka 2017 iyo 2018-ka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155389.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: