Arbaco, Maarso, 14, 2018 (HOL)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa ka qeybgalay munaasabad ay heshiis kula saxiixanayeen maamulka gobolka Banaadir, sidoo kale waxaa munaasabada ka qeybgalay guddoomiyaha gobolka Banadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yarisoow.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta14-155027.htm
Be First to Comment