Press "Enter" to skip to content

Wasaaradda Amniga oo beenisay in ay jiraan haween cirbado ku weerara darawalada Mooto Bajaajka

Arbaco, April, 11, 2018 (HOL) – Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Cabdicasiis Xildhibaan oo a soo xiriiray Hiiraan Online ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay weerar maalmihii ugu danbeeyay leysla dhaxmarayay oo ka hadlaya in ay jiraan haween Soomaaliyeed oo cirbado ku mudaya darawalada ku shaqeysta gadiidka yaryar ee Mooto Bajaajka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta11-155364.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: