Press "Enter" to skip to content

Wasaaradda Amniga iyo taliska Booliiska oo ka hadlay la wareegista xarunta golaha shacabka

Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL) – Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska oo ka hadlay la wareegista xarunta golaha shacabka ayaa sheegay in ciidamo booliis ah ku xoojiyeen oo kaliya ciidamadii horey horey u sii jooogay, iyaga oo meesha ka saaray in ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Gaduud iyo ciidamada Xasilinta ay la wareegeen.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta17-155060.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: