Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Xildhibaan Odowaa oo ka hadlaya sababta mar kale dib u soo celisay xiisadda Shiirkoole

Xildhibaano la heyb ah General Saadiq Cumar Xassan (Saadiq John) ayaa xalay kula hoyday xaafadda Shiirkole ee magaalada Muqdisho, kaddib markii uu xalay mar kale dib ugu soo noqday xaafaddaas, waxaana ka mida Xildhibaan Abdirahman Mohamed Hussein Odawaa.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: