Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Xaaladda Biyo Yarida Soomaaliya

Khamiistii (March, 22) dunidu waxey xustay maalinta biyaha aduunka oo ah maalin loo asteeyay wacyi galinta, ahmiyadda biyaha ee nolosha. Waxay sidoo kale sheegtay in helista biyo nadiif ah oo la cabo aysan aheyn wax qof walba uu heli karo.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4312980.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: