Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Shirkii amniga iyo horumarinta Jubada Hoose oo la soo gaba-gabeeyay

Maamulka gobolka Jubada Hoose ayaa Kismaayo kusoo gaba-gabeeyay shir socday muddo shan cisho ah, kaas oo looga hadlayay hormarinta degmooyinka Gobolka iyo sidii Al-Shabaab looga saari lahaa dagmooyinka ay gacanta ku hayaan ee ka tirsan gobolka Jubada Hoose.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: