Press "Enter" to skip to content

Wareegga labaad ee tallaalka COVID-19 oo ka billowday Kismaayo

Wareega labaad ee tallaalka COVID-19 ayaa ka billoowday magalada Kismaayo, iyadoo saraakiisha caafimaadka Jubaland ay sheegeen in ay ka faa'iideysteen tallaalkaasi inka badan 10-kun oo qof.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: