Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in tuulada Wirkooy oo duleedka waqooyi ka xigta magaalada Kismaayo, uu dagaal muddo ku dhexmaray ciidamada Jubbaland oo ay wehlinayaan kuwa Kenya ee AMISOM; iyo maleeshiyo ka tirsan kuwa ururka al-Shabab.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4296387.html
Be First to Comment