Press "Enter" to skip to content

Warbixin ku saabsan waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia

Dalka Malaysia waa mid ka mid ah waddamada ay ugu badan yihiin oo ay wax ka bartaan Ardayda Soomaaliyeed, waxaana sanad walba dhallinyaro badan ay ka qalin-jebiyaan kulliyaddo kala duwan. Hadadba warbixin ku saabsan waxbarashada Soomaalida dalka Malaysia, waxaa soo diray wariyaha VOA ee Qaarada Australia iyo Koonfurta Asia, Ibraahim Cumar Baafo.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: