Press "Enter" to skip to content

Warbixin ku saabsan UK oo jareysa kaalmadii ay siin jirtay dalalka saboolka ah

Ra'isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa dirqi kaga badbaaday in ay qaar ka mid ah xubnaha xisbigiisa ee Baarlamanka ay kahor yimaadaan qorshe ay dowladiisu ku dooneyso in ay ku yareyso gargaarkii Ingiriisku uu siin jiray waddamada saboolka ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: