Press "Enter" to skip to content

Warbixin ku saabsan taariikhdii abwaan Sooraan oo shalay Burco ku geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxa shalay magaalada Burco ku geeriyooday abwaan iyo majaajiliste Sooraan Ismaaciil Sugulle oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa magaaladaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: