Press "Enter" to skip to content

Warbixin ku saabsan Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Ismiidaamin ah uu  ka dhacay meel ku dhow isgoyska Ex-control Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: