Press "Enter" to skip to content

WARBIXIN: Kaddib Dani Carvajal, Isco Oo Ay Isna U Badan Tahay In Uu Real Madrid Ka Maqnaado Kulanka Lugta Labaad Ee Bayern Munich

Zinedine Zidane waxa uu talo saartay Isco kulankii Allianz Arena laakiin, 45 daqiiqo uun ayuu dheelay hadana waxaa shaki laga galinayaa lugta labaad. Kulanka kaddib, isaga oo u warramaya saxafiyiinta ayaa sheegay in ay u muuqato garabkain dhaawac ka soo gaaray qeybtii hore. Iyada oo dhawaan la saari doono Iskaan tijaabiya heerka uu le’egyahay dhaawaca, […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/warbixin-kaddib-dani-carvajal-isco-oo-ay-isna-u-badan-tahay-in-uu-real-madrid-ka-maqnaado-kulanka-lugta-labaad-ee-bayern-munich/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: