Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu Danbeeyey ee Xaalada Muqdisho

Xaalada magaalada Muqdisho ayaan wali degeneyn siyaasad ahaan iyo amni ahaan. Xiisadan ayaa ka dhalatey ka dib markii uu Baarlamanka Soomaaliya Aqalkiisa hoose uu ansixiyey habraac cusub oo doorasho kaasoo mudo laba sano ah waqtiga dowlada ku kordhinaya.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: