Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu danbeeyay Muqdisho iyo aragtida dadku ka qabaan go’aankii madaxweynaha uu qaatay kulankii Baarlamaanka

Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL) –Dadka reer Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya go’aankii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka qaatay kulankii maanta la filayay in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka oo ahaa mid xasaasi ah oo dadka siweyn isha ugu wada hayeen.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta31-155235.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: