Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL)–Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey ayaa fariin u diray xildhibaannada fasaxa ku maqan ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhawaan la filayo in cod la galiyo mooshinka ka dhanka ah Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155122.htm
Be First to Comment