Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho

Waxaa xalay dhammaaday mudo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana xaley kulamo siyaasdeed ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho.

Kulamadan ayaa waxaa ku lug lahaa musharaxiinta mucaaradka, xildhibaano iyo siyaasiyiin kale. Wararkii ugu danbeeyey ee xaaladda siyaasadda eeMuqdisho, waxaa warbixintan kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

 

 

 

 

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: