Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Aqalka Sare ee ka socota Hirshabeelle

Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay doortay saddextii Senator ee ugu horreysay ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matali lahaa Hirshabeelle afarta sano ee soo socota.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: