Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu dambeeyay ee loolanka siyaasadeed ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble

Raisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xussein Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka Amniga Xassan Xundubeey Jimcaale, wuxuuna xilkaas u magacaabay Cabdullahi M. Nuur oo ah siyaasi ka mid ah xubnaha mucaaradka, kana tirsan xildhibaanadda Baarlamanka Federalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: