Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu dambeeyay ee loolanka Farmaajo iyo Rooble

Raisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xussein Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka Amniga Xassan Xundubeey Jimcaale, wuxuuna xilkaas u magacaabay Cabdullahi M. Nuur oo ah siyaasi ka mid ah xubnaha mucaaradka, kana tirsan xildhibaanadda Baarlamanka Federalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: