Arbaco, Maarso, 21, 2018 (HOL)– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska horimaadka ka dhacay Agagaarka Tarbuunka degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo u dhaxeeya ciidamo ka kala tirsan nabad-sugida iyo ciidamada uu tababaro Imaaraadka.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta21-155113.htm
Be First to Comment