Press "Enter" to skip to content

War laga soo saaray shirkii wadatashiga War-faafinta ee lagu soo gabagabeeyay Garoowe

Axad, April, 15, 2018 (HOL) –Waxaa magaalada Garoowe lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, waxaana shirkaa ka qeybgalay Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah waxay ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta15-155405.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: