Press "Enter" to skip to content

Walaaca laga qabo saameynta is-mari waaga doorashada oo sii kordhaya

Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsanyihiin saameynta khilaafaadka siyaasadda ee doorashada uu ku yeeshay adeegyadii shacabku ay ka heli jireen dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: