Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixiyay go’aankii Aqalka Hoose ee Baarlamanka dowladda federalka ee Soomaaliya uu shalay ku ansixiyay sharci waxba kama jiraan ka dhigaya heshiis kasta oo lala galay shirkadda ay leedahay dawladda Imaaraadka Carabta ee DP World.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4296423.html
Be First to Comment