Press "Enter" to skip to content

Wakiilka Gaarka ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo u hambalyeeyay Gudoomiyaha la doortay ee golaha shacabka

Arbaco, May, 02, 2018 (HOL)-War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta2-155595.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: