Press "Enter" to skip to content

Wadne laga xaday boqorad Faransiiska ah oo la heley

Booliiska Faransiiska ayaa sheegay in ay dib u heleen sanduuq yar oo dahab ah oo la sheegay in lagu kaydiyay xubinta jirka ee wadnaha oo ay lahayd boqorad Faransiis ah oo noolayd qarnigii 16-aad.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43877607

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: