Press "Enter" to skip to content

Wabiga Jubba oo ku fatahay dhul-beereed

Wabiga Jubba ayaa ku fatahay dhul beereed ku yaala inta u dhaxeeysa Dagmooyinka Jamaame iyo Kismaayo waxaana uu saameeyay inta badan dalagyadii beeraha ee Gobolka Jubada Hoose

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: