Press "Enter" to skip to content

Waare : Xaalada Bani’aadannimo ee magaalada Beledweyne waa mid awoodeena ka baxsan

Sabti, April, 28, 2018 (HOL)-Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo warbaahinta ayaa sheegay in marka la eego xadiga xaalada bani’aadannimo ee magaalada Beledweyne tahay mid ka baxsan awooda maamulka una baahan gurmad xeer caalami ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta28-155553.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: