Press "Enter" to skip to content

Waan-Waan laga dhex-wado Farmaajo iyo Rooble oo kulan fool ka fool ah ku leh Madaxtooyada

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisulwasaare Rooble. Labada mas'uul ayaa maanta kulan fool ka fool ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: