Press "Enter" to skip to content

‘Waan dhintay rasmi ahaan’ – haweeney dooneysa in la ogaado inay nooshahay

Haweeney u dhalatay Faransiiska, oo lagu magacaabo Jeanne Pouchain, ayaa ka cabaneysa dhibaato layaab leh – oo ah inay qof dhintay ka tahay sharciga dhankiisa. Muddo saddex sano ah ayey isku dayeysay inay caddeyso in ay nooshahay haddana waxay ku jirtaa cabsi kaddib markii ay dowladdu billowday in ay hantida qoyskeeda u qaadato deymo la sheegay in la bixin waayay.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: