Press "Enter" to skip to content

Waalidiinta Soomaaliyeed ee xaafadda Islii oo ka walaacsan afduubka gabdhaha

Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa walwal xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee xaafadaasi, kadib markii ay soo kordheen falalka afduubka ah ee loo gaysto gabdhaha dhallinyarada iyo carruurta Soomaalida.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: