Press "Enter" to skip to content

Waaa maxay tallaabada xigta ee uu Baarlamaanku qaadayo kaddib is casilaadii Jawaari

Talaado, April, 10, 2018 (HOL) – Laga soo bilaabo tan iyo markii saacadihii hore Isniintii shalay Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii afhayeenka Golaha Shacabka, waxaa meesha ka baxday xiisadii siyaasadeed ee ku dhawaad bil ka dhax Aloosneyd Golaha Shacabka iyo shirarkii jaraa’id ee looga bartay xildhibaannada iska soo horjeeda kuwaa oo qaarkood saq dhexe warbaahinta la hadli jiray.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta10-155348.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: