Press "Enter" to skip to content

Waa tuma Kamala Harris, haweeneydii ugu horeysay ee madaxweyne ku xigeen ka noqotay Mareykanka?

Waxay ka qalin jabisay Jaamacadda Howard oo ka mid ah Jaamacadaha iyo Machadyada Mareykanka ugu caansan waxayna ka baratay maadada sharciga. Waqtigeedii Jaamacadda Howard waxay ku tilmaantay khibradadii ugu muhiimsan nolosheeda.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: