Press "Enter" to skip to content

Waa tuma haweeneyda noqotay safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya?

Kate Foster oo aan horay u soo qaban xil danjirenimo ayaa kusoo beegmaysa xilli Soomaaliya ay ku jirto xaalad kala guur ah, isla markaana aan weli lagu heshiin doorashada waqtigeeda ka dib dhacday.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: