Press "Enter" to skip to content

'Waa cusub oo u billowday' Turkey iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan “waa cusub” oo xiriirkooda ah, kadib markii xiriirka xulufadan NATO uu sanadihii dhowaa u xumaaday arrimo dhowr ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: