Press "Enter" to skip to content

Victoria oo kaalmo u ballanqaaday ganacsiga ay saameysay xayiraadda COVID-19

Dowlad Goboleedka Victoria ee dalka Australia ayaa ku dhawaqday inay siineyso dhaqaalo ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexe ee uu saameyay xayiraaddii gobolka lagu soo rogay tan iyo todobaadkii hore si dhaqaalahooda aanu hoos ugu dhicin.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: