Press "Enter" to skip to content

Ururka Taliban ee dalka Afghanistan oo qabsaday degmadii todobaad

Taliban ayaa jimcihii qabsatay degmo ku taal koofurta waddanka Afghanistan, iyada oo aan wax iska caabin ah kala kulmin ciidanka ammaanka ee dowladda Afghanistan, waana degmadii todobaad ee ay si buuxda ula wareegaan tan iyo markii Mareykanka iyo xulufadiisa NATO ay billaabeen ka bixistan dalkan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: