Urur ay ku mideysanyihiin ciidamada booliska Soomaali-Mareykanka ee gobolka Minnesota ayaa ayaa sheegay inay ka xunyihiin eedaha loo soo jeediyay Maxamed Noor oo horey uga tirsanaa booliska Magaalada Minneapolis.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4310623.html
Be First to Comment