Press "Enter" to skip to content

UK oo wadahallo la bilowday kooxda Taalibaan

Dowlada Britain ayaa wadahadallo la bilowdey xoogagga Taalibaan si ay ugala xaajooto siddii ay uga soo saari lahaayeen dadka haysta dhalashada Britain iyo kuwa reer Afghanistan u shaqeeyey askarta Britain markii ay ku sugnaayeen dalkaasi.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: