Baaritaan ayaa kusocda labo sharikadood oo laga leeyahay dalka Uganda, kuwaas oo lagu eedaynayo in ay keeneen xarumaha caafimaadka dalkaas ee gaarka loo leeyahay talaalka cagaarshowga ama Hepatitis B oo been abuur ah.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43457466
Be First to Comment