Press "Enter" to skip to content

Uber oo hakisay tijaabadii gaariga iswada ka dib markii ay dhimasho dhacday

Shirkadda takaasida ee Uber ayaa sheegtay in ay hakisay tijaabooyinkii gawaarida iswada ee ay ka samaynaysay dhammaan magaalooyinka Waqooyiga Ameerika ka dib markii uu dhacay shil halis ah.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43466888

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: