Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa qaatay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale oo ay ku jiraan saynisyahannada, dhaqaatiirta iyo qoysaskooda, dowladda ayaa warkan shaacisay maanta oo Sabti ah.

UAE: Dhalasho la Siinayo Xirfadlayaasha Ajnabiga ah
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment