Press "Enter" to skip to content

Turkiga oo tijaabiyay gantaalaha S-400 ee Russia

Turkiga ayaa Jimcihii hawada u ganay gantaal meel u dhow xeebta Badda Madow ee Turkiga halkaas oo la filayay in militariga ay ku tijaabiyaan nidaamkooda difaaca S-400 ee Ruushka uu sameeyay, sida ku cad muuqaal maxalli ah oo ay heshay Reuters, kaasi keenay in digniin adag ay ka timaaddo Mareykanka.

Author: Malin news

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: