Press "Enter" to skip to content

Turkiga oo lagu eedeeyey cabudhinta warbaahinta

Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa xabsi ku xukuntay saddex iyo toban qof oo iskugu jira weriyeyaal, maamuleyaal iyo farshaxanno ka tirsan wargeyska mucaaradka ah ee Cumhuriyet, oo dawladdu ku eedaysay in ay gacan siinayeen ururo argagixiso ah oo sharci darro ah.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43902193

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: