Illaa 64 milyan oo shacabka Turkiga ah ayaa u diiwaangashan inay codeeyaan, taasoo ay ku jiraan illaa 3.4 milyan oo qof oo qurbe-joog Turki ah, oo ku nool dalalka debedda, kuwaas oo codadkooda ka dhiibtay safaaradaha Turkiga. Guud ahaan shacabka Turkiga ayaa lagu qiyaasaa illaa 85 milyan oo qof.

Turkiga oo ay ka bilaabantay doorashadii ugu xamaasadda badnayd muddo tobanaan sano ah
More from DibeddaMore posts in Dibedda »
- Maxay caalamka uga dhigan tahay dib u doorashada Erdogan?
- Warbixin ku saasan rabshadaha hubka loo adeegsado ee ka dhaca Canada
- Biden oo siyaasad wax kala beddelasho kula macaamilaya Erdogan
- Canada oo ku celisay inay dibadda ka keensaneyso xirfadleyaal
- Kooxda Sevilla oo mar kale ku guuleysatay koobka Europa League
Comments are closed.